Deni oo la kulmay Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Golaha Shacabka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee cusub ee loo doortay Golaha Shacabka BJFS, Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar. Kulanka oo ah Hambalyo, salaan iyo bogaadin, waxaa ka qeybgalay xubno ka mid ah Golaha Shacabka BJFS. Deni ayaa taageero u muujiyey Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji … Continue reading Deni oo la kulmay Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Golaha Shacabka (Sawirro)